animal feet

Poem: Good Sense

Caqligii wanaagsan – Good sense

Gorayadu ilmaheed
Aroori bay dhigtaayoo
Aboodigu ku layaa,
Shinbirtuna aroosay

Ilaaxidhoo ammaana bay
Ubadkeeda seexisaa.

The ostrich puts her young in the open
Where the hawk can kill them.
The small birds marry and build a nest for their young
So they can be safe.

Kala awran labaduye
Edebtiyo aqoontiyo
Asluubtay isku dhaafeen
Caqligii wanagsani
Itaal in uu ka roon yahay
bal eegoo u fiirsada.

Different in size and in manner
They are each other opposite in wisdom and good sense
See how good sense is superior to strength
And think on it.

Ilka weynoo maroodigu
Araduu mirtaa buu
Cadawgu ku ugaadhaa,
Aboorkuna duddumadaan
Ilka weynoo maroodigu
Aragnay buu dhistaayoo
Naftiisa ku ilaashaa.

Do you know the dik-dik?
She digs a hole in the sand to cover her waste
But the lion doesn’t cover his waste
He leaves it on the street.

Kala awran labaduye
Edebtiyo aqoontiyo
Asluubtay isku dhaafeen .
Caqligii wanaagsani
itaal in uu ka roonyahay
bal eegoo u fiirsada.

Different in size and in manner
They are each other opposite in wisdom and good sense
See how good sense is superior to strength
And think on it.