Poem: Good Sense

animal feet

Poem: Good Sense Caqligii wanaagsan – Good sense Gorayadu ilmaheedAroori bay dhigtaayooAboodigu ku layaa,Shinbirtuna aroosay Ilaaxidhoo ammaana bayUbadkeeda seexisaa. The ostrich puts her young in the openWhere the hawk can kill them.The small birds marry and build a nest for their youngSo they can be safe. Kala awran labaduyeEdebtiyo aqoontiyoAsluubtay isku dhaafeenCaqligii wanagsaniItaal in uu […]